Jump to content

User talk:Gasarland

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Maxaad ka taqaanaa Beesha Gasar

[edit]

Gasar waa mid ka mid ah Qabiilada ku Abtirsada Kuush binu Xaam binu Nuux ee Deegaansada Geeska Afrika waxaana ay ka koobanyihiin Lix Beel oo waaweyn, Jufooyiin iyo lafo hoosaadyo hoosyimaada. Abtirka Gasarta waxa uu noqonyaa Gasar Guuleed Canshuur Ciise Sadaam Daa'uud Camar Axmad Xaarith Ashram Muxamed Yascaa Jaabir Yuusuf binu Xajaaj binu Eyman binu Cubeyd binu Sayid Al Xabashi binu Daaniyaal Aswad binu Amlak binu Baacuur binu Museyra binu Khubeyb binu Saabith binu Ascab binu Harari binu Xuseen binu Daa’uud binu Ciise binu Kancaan binu Dedan binu Raamah binu Kuush binu Xaam binu Nuux CS. Odayga Gasareed oo ah Wiilka labaaad ee uu dhalay Oday Guuleed Canshuur Magaciisa Saxda ah Waa Cumar Guuleed Casnhuur waxaana uu dhalay lix wiil kuwaasi oo iyagan usii kala faracmay Beelo, Jufooyiin iyo Qoysas hoose waxayna kala yihiin. 102.68.16.90 (talk) 13:01, 24 September 2023 (UTC)[reply]