Draft:Kunaso, Bari Somali
Submission declined on 30 November 2024 by Theroadislong (talk). This is the English language Wikipedia; we can only accept articles written in the English language. Please provide a high-quality English language translation of your submission. Have you visited the Wikipedia home page? You can probably find a version of Wikipedia in your language.
Where to get help
How to improve a draft
You can also browse Wikipedia:Featured articles and Wikipedia:Good articles to find examples of Wikipedia's best writing on topics similar to your proposed article. Improving your odds of a speedy review To improve your odds of a faster review, tag your draft with relevant WikiProject tags using the button below. This will let reviewers know a new draft has been submitted in their area of interest. For instance, if you wrote about a female astronomer, you would want to add the Biography, Astronomy, and Women scientists tags. Editor resources
|
Submission declined on 30 November 2024 by KylieTastic (talk). The submission appears to be written in Somali. This is the English language Wikipedia; we can only accept articles written in the English language. Please provide a high-quality English language translation of your submission. Otherwise, you may write it in the Somali Wikipedia. Declined by KylieTastic 31 days ago. |
- Comment: Facebook is not a reliable source Theroadislong (talk) 18:38, 30 November 2024 (UTC)
KUNASO, BARI SOMALIA
[edit]Kunaso (Af Ingiriis : Kunaso; Af Carabi : كوناسو) Waa magaalo ku taal gobolka Bari ee Soomaaliya Magaaladani waxay ka tirsan tahay Degmada Carmo, Dhinaca kale, magaalda Kunaso Waxay dhacdaa 10°29'15.0"N 49°04'37.4"E isla markaana leedahay 120 mitir ka sareeysa jooga bada.Soomaaliya
Hordhac
[edit]Kunaso waa Deegaan samayay horumar aad u balaadhan 10kii sano ee lasoo dhaafay, waxaa laga heli karaa goobihii waxbarashada, caafimaadkii, Biyaha, sportkii, Ururo bulsho oo kala duwan iyo dhaamaan waxyaabihii asaasiga u ahaa nolosha bini aadamkakaas oo looga baahnaa deegaan.
Goobaha Caanka ah
[edit]Goobaha caanka ah ee ku yaala waxaa ka mid ah: Dugsiga Xaaji Cabdi, Togga Dhumayle, Jidka Odayware, Beerta Caaqil Ibraahim, Garoonka kubada cagta ee Siiga dheere.
Bulshada
[edit]Bulshada kunaso ayaa lagu qiyaasaa dadka ku nool celcelis ahaan 1,200 ilaa 1,500 oo Qoys. Dadka deegaanka ayaa ku tiirsan dhaqashada xoolaha nool iyo Beeraha.
Xigasho
[edit]Waxaa xogtaan inta badan iga saacidey dad deegaanka dagaanka gaar ahaan Caaqil Ibraahim Maxamed Ciise Xaaji Cabdi oo ah Aasaasaha iyo Guduumiyaha deegaanka.
Xogo dheeri ah
[edit]https://www.facebook.com/share/p/19WPiJwyxr/
https://www.facebook.com/share/v/18TvzmSpFX/
https://www.facebook.com/share/128XUXL3nGK/
Halka sare ka daawo Xafladdaha furitaanka Goobaha Bulshada sida Dugsiga, Xarunta Hooyada iyo dhalaanka sidoo Kale liiska doorashada ee Degaank