Jump to content

User:Xasan cargaale

From Wikipedia, the free encyclopedia

Waa kuma xasan maxamed faarax? Xasan Maxamed faarax oo ku magac dheer "xasan cargaale" Tariikhdiisa oo koban: Xasan cargaale waxa uu dhashay sanadkii 1999 waxa uu ku dhashay gobalka galgaduud gaar ahaan guriceel tuulo hoos tagto Waxa uu waxabarashadiisa aas aaskaa ka bilaabay dugsi qur'aan tuulo ku taalo hoos tagto degmada guri'cel sanadii marka ay aheed 2009-2011 waxa uu waxbarashada maadiga ah ka bilaabay magalada moqdisho sanadii 2013 "private al-abaadir ku yaalo degmada hodan sonikey" sanadii 2014-2017 ayuu kusoo qaatay dugsiga hoose iyo dhexe "school nuureyn primary and secondary ku yaalo degmada yaaqshiida xafada carafaad" Isla sanadii 2017-2020 ayuu ku biiray waxbarasha dugsiga sare school niileyn primary and secondary school ku yaalo degmada hiliwa xafada huruwaa, 2020 ayuu kasoo dhameeyay secondary level halkaas oo uuw u gudbay heerka kobaad ee jamacada waxa uuna ku biiray jamacadaha jamacad ka mid ah Jamacada "Mogadishu University" Faculty of economic management science gaar ahaan development: Accounting.