Jump to content

User:Binukaaf

From Wikipedia, the free encyclopedia

Degmada mandheera : waa magaalo ku taalo dalka Kenya.magaalada waxee xuduud la leedahay Soomaaliya iyo itoobiya.magaalada waxee ka midtahay gobolka Waqooyi bari, waa meesha ee soomaalida ku badantahay . magaalada mandheera waa magaalo aad muhiim u ah waxayna isku xertaa wadamada somalia Kenya iyo Ethiopia waxay ku taalaa xadka u dhaxeeya sadaxdaas wadan waana magaalo taariikhi ah deegaan ahaan waxaa taariikhda ku qoran in dadkii ugu horeeyey ee daga ay ahaayeen somali magalada mandheera dadka ugu badan ee daga waa beeraleey iyo dad xoolo dhaqato ah magaalada mandheera deegaan ahaan waxaa u badan qowmiyada Garre mp ama xildhibaanka ka soo galo waa isla qawmiyada Garre iyo waliba council ka iyo Governer ka iyo senator ka , magalada mandheera waxa hoos imaado maamul ahan degaano farabadan wana caasimada gobolka mandeera , magalada mandheera waa magalada ugu ganacsiga badan gobolka waqooyi bari , magalada mandheera waa magaalo dhaqaalaheedo soo koraayo waana magaalo ganacsi wana magalo wax soosaar Fiican leh