Draft:Gadoon Galgaduud
Gadoon
[edit]Dagmada Gadoon ama Gaddoon waa Dagma kamid ah Gobolka Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug State Soomaaliya
Gadon
Gadoon | |
---|---|
village | |
Coordinates: 5°41′23″N 46°41′5″E / 5.68972°N 46.68472°E | |
Country | Somalia |
State | Galmudug |
Region | Galguduud |
District | Gadoon |
Government | |
• Mayor (Gudoomiye) | Abdinasir Osman |
Population | |
• Total | 30,000 |
Time zone | UTC+3 (EAT) |
Dagmada Gadoon waa Dagmo weyn oo Taariikhi ah, waxeena Daris latahay Caasimada Gobolka Galgaduud ee Dhuusa Mareeb iyo Mareer Gur. Dagmadaan waxaa ku yaala School ka Hoose Dhexe Sare ee Liibaan iyo Schoolka ileys.
Dagmadu waa Dagma oosoo korreeso 5tii sano ee lasoo dhaafay Qabiil ahaan waxaa Daga Habar Gidir Cayr Cabsiiye gaar ahaan Xasanley, Jibriil, Cismaan Odey, Aflax, Hiiroole, Yabar-Dhaale
Dagmada hada waxaa Gudoomiye ka ah Abdinasir Osman Qooje oo Dadka deegaankaas ee u Doorteen Gudoomiye
Gudoomiyayaashii Hore ee Dagmada Gadoon soo maray kuwaasoo waxyaaba badan Gadoon usoo Qabteen waxee kala yihiin
- Cabdikariin Caabi Cali
- Cabdullahi Caabi Xaraare
- Siciid Ciiro
kuwaasoo Deegaanka Gadoon soo Gaarsiiyey Heerka Maanta Taagan tahay. Dagmada Gadoon waxaa kunool Dad Qayaastii 30,000 oo Qof ah wolow aan tirakoob sax ah lagu sameenin
Dagmada Gadoon waxaa Hoos yimaado Tuulooyinka kala ah
- Beer Liibaan Gale
- Beero Xaadle
- Dharjo iyo kuwa kale oo badan
Gadoon iyo Dhuusa Mareeb waxee isku jiraan 40kM.
Gadoon iyo Mareer Gur waxee isku jiraan 15KM.
Dadka ugu Caansan ee Dagmada Gadoon kasoo jeedo waxaa kamid ah Fanaanka Caanka ah Xasan Aadan Samatar.