Jump to content

Boqol hore: Difference between revisions

From Wikipedia, the free encyclopedia
Content deleted Content added
m Reverted edits by 111.92.148.141 (talk) to last revision by Mirifle (HG)
Baastow1 (talk | contribs)
No edit summary
Line 1: Line 1:
#REDIRECT {{R from other capitalisation}} <!-- was redirect from "Boqol hore" to "Boqol Hore" -->

boqol hore (Somalia: boqol hore) is one of the major subclans of Mirifle (Rahanweyn). Members of the subclan mainly inhabit Bay Region, Bakool, Lower Shabelle, Middle Jubba, Gedo,. Boqol hore subclans The boqol hore is subdivided into four other sub sub clans.

Line 18: Line 17:
Prominent figures of boqol hore clan:
Prominent figures of boqol hore clan:

c/qaadir mohamed aadan (zoope) he was the leader of raxanweyn in mid 1980s and today he was no longer:[[User:Mirifle|Mirifle]] ([[User talk:Mirifle|talk]]) 14:44, 17 April 2013 (UTC)
c/qaadir mohamed aadan (zoope) he was the leader of raxanweyn in mid 1980s and today he was no longer:
Tacliintiisa Islaamka iyo Waxbarashadiisa kale wuxuu ku qaatay Magaalada Xamar, Sanadka markuu ahaa 1942. Waxaa isagoo jooga Magaalada Baydhabo uu ku biiray Xarakadii Goboleed ee Gumeysigii Talyaaniga lagu diidanaa, sanad kadib wuxuu ka mid ahaa aasaaskii ururkii SYL oo ku beegneyd 1944 wuxuu ka mid noqday xubnihii ururka, intii uu SYL ka mid ahaa waxaa uu ahaan jiray xubin firfircoon oo ka muuqan jiray kaalintiisa. 1951 Allaha u naxariistee marxuum Zoppe wuxuu ka baxay SYL daruufo waqtigaas jira awgeed, sanadka markuu ahaa 1952 ilaa 1954 wuxuu aqoon kororsi u tagay dalka Masar, soo noqoshadii kadib waxa uu ku biiray ururkii la oran jiray Xisbiga Digil iyo Mirifle (HDM) oo uu xoghaye Guud ka noqday, kaas oo la aasaasay 1947. 1956 markii la sameeyay Golihii Baarlamaanka HDM waxaa la siiyay 13 Xubnood oo uu ka mid ahaa Zoppe noqdayna Madaxda mucaaradka Baarlamaanka.

Sanadka markuu ahaa 1959 Marxuum Zoppe waxa uu ka mid noqday 5:tii xubnood oo HDM ka tirsan oo ku soo noqday baarlamaanka jiray waqtigaas, waxa uu noqday guddoomiye ku xigeenkii baarlamaanka. C/qaadir Maxamed Aadan Zoppe Allaha u naxariistee waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa Aabbhii Siyaasadda Digil iyo Mirifle, wuxuuna inta badan u olleyn jiray Ismaamul goboleed sida uu sheegay guddoomiyihii baarlamaankii Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Xuseen oo mar madaxweyne noqday. Allaha u naxariistee Zoppe waxa uu madax ka ahaa guddigii Koonfurta Soomaaliya matalayay ee goob joogna ka ahaa wada hadalladii lagu qabtay London oo ku saab sanaa xornimo gaarsiinta gobolada waqooyiga Soomaaliya. Bishii Maarso sanadkii 1969 waxaa Zoppe laga qaaday xubinnimadii baarlamaanka, Sanadkaas ayaana ugu dambeysay siyaasadda asagoo u leexday dhinaca ganacsiga. 21-kii Sano ee Dowladdii Siyaad Barre waxa uu ku howlanaa ganacsi uu watay.

1-dii Nofeembar sanadkii 1990 waxa uu wax saxiixay Bayaankii Labada Webi, waqtigaas ayuuna ku soo noqday siyaasadda, Zoppe waxaa uu ka qeybgalay Shirar badan oo dib u heshiisinta Soomaaliya looga qeyb galayo.

1960 waxaa uu mar kale ku biiray SYL, wuxuuna noqday wasiirkii Maaliyadda, waxa uu jagadaas haayay ilaa iyo 1964.
1964 ilaa 1967 Zoppe wuxuu noqday wasiirka arrimaha gudaha, 1967 iyo 1969 wuxuu noqday xubin ka tirsan baarlamaanka.
Allaha u naxariistee C/qaadir Zoppe waxa uu ahaa Nin firfircoon oo inta badan farxadsanaan jiray, wuxuuna ifka kaga tagay 5 caruur iyo labo xaas.
[[User:Baastow1|Baastow1]] ([[User talk:Baastow1|talk]]) 15:02, 17 April 2013 (UTC)
[[User:Mirifle|Mirifle]] ([[User talk:Mirifle|talk]]) 14:44, 17 April 2013 (UTC)

Revision as of 15:02, 17 April 2013

boqol hore (Somalia: boqol hore) is one of the major subclans of Mirifle (Rahanweyn). Members of the subclan mainly inhabit Bay Region, Bakool, Lower Shabelle, Middle Jubba, Gedo,. Boqol hore subclans The boqol hore is subdivided into four other sub sub clans.

1- eemid

2- disow

3 -qoomaal

4- yalaale

Prominent figures of boqol hore clan:

c/qaadir mohamed aadan (zoope) he was the leader of raxanweyn in mid 1980s and today he was no longer: Tacliintiisa Islaamka iyo Waxbarashadiisa kale wuxuu ku qaatay Magaalada Xamar, Sanadka markuu ahaa 1942. Waxaa isagoo jooga Magaalada Baydhabo uu ku biiray Xarakadii Goboleed ee Gumeysigii Talyaaniga lagu diidanaa, sanad kadib wuxuu ka mid ahaa aasaaskii ururkii SYL oo ku beegneyd 1944 wuxuu ka mid noqday xubnihii ururka, intii uu SYL ka mid ahaa waxaa uu ahaan jiray xubin firfircoon oo ka muuqan jiray kaalintiisa. 1951 Allaha u naxariistee marxuum Zoppe wuxuu ka baxay SYL daruufo waqtigaas jira awgeed, sanadka markuu ahaa 1952 ilaa 1954 wuxuu aqoon kororsi u tagay dalka Masar, soo noqoshadii kadib waxa uu ku biiray ururkii la oran jiray Xisbiga Digil iyo Mirifle (HDM) oo uu xoghaye Guud ka noqday, kaas oo la aasaasay 1947. 1956 markii la sameeyay Golihii Baarlamaanka HDM waxaa la siiyay 13 Xubnood oo uu ka mid ahaa Zoppe noqdayna Madaxda mucaaradka Baarlamaanka.

Sanadka markuu ahaa 1959 Marxuum Zoppe waxa uu ka mid noqday 5:tii xubnood oo HDM ka tirsan oo ku soo noqday baarlamaanka jiray waqtigaas, waxa uu noqday guddoomiye ku xigeenkii baarlamaanka. C/qaadir Maxamed Aadan Zoppe Allaha u naxariistee waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa Aabbhii Siyaasadda Digil iyo Mirifle, wuxuuna inta badan u olleyn jiray Ismaamul goboleed sida uu sheegay guddoomiyihii baarlamaankii Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Xuseen oo mar madaxweyne noqday. Allaha u naxariistee Zoppe waxa uu madax ka ahaa guddigii Koonfurta Soomaaliya matalayay ee goob joogna ka ahaa wada hadalladii lagu qabtay London oo ku saab sanaa xornimo gaarsiinta gobolada waqooyiga Soomaaliya. Bishii Maarso sanadkii 1969 waxaa Zoppe laga qaaday xubinnimadii baarlamaanka, Sanadkaas ayaana ugu dambeysay siyaasadda asagoo u leexday dhinaca ganacsiga. 21-kii Sano ee Dowladdii Siyaad Barre waxa uu ku howlanaa ganacsi uu watay.

1-dii Nofeembar sanadkii 1990 waxa uu wax saxiixay Bayaankii Labada Webi, waqtigaas ayuuna ku soo noqday siyaasadda, Zoppe waxaa uu ka qeybgalay Shirar badan oo dib u heshiisinta Soomaaliya looga qeyb galayo.

   1960 waxaa uu mar kale ku biiray SYL, wuxuuna noqday wasiirkii Maaliyadda, waxa uu jagadaas haayay ilaa iyo 1964.
   1964 ilaa 1967 Zoppe wuxuu noqday wasiirka arrimaha gudaha, 1967 iyo 1969 wuxuu noqday xubin ka tirsan baarlamaanka.
   Allaha u naxariistee C/qaadir Zoppe waxa uu ahaa Nin firfircoon oo inta badan farxadsanaan jiray, wuxuuna ifka kaga tagay 5 caruur iyo labo xaas.

Baastow1 (talk) 15:02, 17 April 2013 (UTC) Mirifle (talk) 14:44, 17 April 2013 (UTC)